Jubbaland oo amaro la xiriira cudurka COVID-19 ku soo rogtay Masaajidada Kismaayo

Guddiga ka hor tagga iyo u diyaar garowga Cudurka Coronavirus u qaabilsan Jubbaland ayaa maanta kulan ku yeesheen Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay soo saareen Go’aano la xiriira Cudurka COVID-19 iyo sidii looga hortagi lahaa faafidiisa Guddiga ayaa waxay soo saareen Awaamir Cusub oo lagu xakameynayo Cudurka, kuwaasoo kala ah. 1-In Dadka ku nool Magaalada … Continue reading Jubbaland oo amaro la xiriira cudurka COVID-19 ku soo rogtay Masaajidada Kismaayo